kud
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kud1
Magac labCudur dadka iyo xoolahaba ku dhaca oo badanaa aan laga kicin.
kud2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Gam-maan is abaahin.
2
(f.mg) Orod bootin ku bilaabid.
Is-rogga falkan
-day, -dday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-day, -dday