Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kuddo
Magac dheddig
1
Orod booddo ku anbabbaxa oo xawli dheer leh.
2
Dagaal aan habeys-nayn oo aan laysu tureyn.
3
Masaafada u dhexeysa laba qof oo orotameysa oo kala horreeysa.
4
Orgoodka gammaanka.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kud
Magac lab
2: kudaal
Magac lab
3: kudaalid
Magac faleed dheddig
4: kudaankudi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: kuddaafad
Magac dheddig
6: kuddar
Magac lab
7: kuddayad
Magac lab
8: kuddayasho
Magac dheddig