kudaal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kudaal1
Magac lab1
Kudid.
2
Baxsi.kulaalayaal
kudaal2
Magac dheddig1
Dhicidda xoolo fardo lagu dhaco.
2
Faras aan la lahayn lala cararo.
kudaal3
Fal magudbe, isrogrogga 3aadKa k./u k.: dhibbato awgeed meel uga cararid.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay