Qaamuusle LogoQaamuusle

qooq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qooq1
Magac lab
1
Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar u yihiin inay wax abaahiyaan.
2
Ciyaar; dheel.
3
Kacsi.
4
Kibir; islaweyni.
qooq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Xoolo lab qooq ku dhicid.
2
Ciyaarid; dheelid.
3
Dad kibrid.
4
Gabar galmo u baahasho.
Is-rogga falkan

-qay, -qday