Qaamuusle LogoQaamuusle

xaruun

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xaruun1
Magac lab
Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban¹, xuruun¹.
xaruun2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban², xuruun².
Is-rogga falkan

-uumay, -uuntay; -umi