Qaamuusle LogoQaamuusle

xaraarad

Magac dheddig
1
Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro.
2
Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa- radow¹.