hilo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hilo1
Magac dheddigWebiga meelaha xooluhu biyaha ka cabbaan.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
hilo2
Fal gudbe ama magudbe3 (-ishay, -ilatay) 1. (f.g) Weel afkiisa xarig ku dhuujisasho si aan wax uga daadan. 2. (f.mg) Ku h.: gaadiid xamuul culus saarasho.