xąar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xąar1
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax xaaqid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
xar2
Magac lab1
Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho.
2
Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.
3
Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay