rinji
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
rinji1
Magac labMidab; liin; asal; dheeh. ld ranji¹.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
rinji2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadDhoob hal midab ama ka badan ka kooban oo qalabka la adeegsado dusha laga mariyo si loogu qurxiyo ama mirirka looga ilaaliyo. ld ranji², ranjiyee, rinjiyee.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday, -iyi