Qaamuusle LogoQaamuusle

qabatin

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qabatin1
Magac labCilmiga-naflayd
Marka laga hadlayo taduwurka, isbeddel kasta oo ku dhaca dhismaha ama shaqada noolaha taas oo ka dhigta mid ku habboon degaankiisa.
qabatin2
Magac dheddig
1
Xanuun mar mar dadka qabta; eyddin; nabar.
2
Tabta awrku wax u qabto.
3
la midka ah (ld):
qabatimid
Wax loo barto, la qaayibo
4
Wax sameyntooda loo bartay.
5
la midka ah (ld):
qabasho
qabatin3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Meel nolosheeda u barasho.
Is-rogga falkan

imay, -intay; -imi