Qaamuusle LogoQaamuusle

qabadsii

Fal laba-gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax, wax kale ku dhejin.
2
Cid wax xafidsiin.
3
Wax, wax kale ku dirid.
4
Cudur isku daarasho.
Is-rogga falkan

-iiyay, -iisay