Qaamuusle LogoQaamuusle

qabo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qabo1
Magac dheddig
1
(bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal iyo alaabo kaleba laga sameysto.
2
Weelasha caanaha lagu shubto inta aan weli la xoolayn.
3
Weel qabo ka samaysan.
qabo2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
(f.g) Wax gacan ku dhigid.
2
(f.g) Dhul, dad iwm hub ku hanasho.
3
(f.g) Cid fal xun ku kici lahayd ka celin.
4
(f.g) Shaqo fulin.
5
(f.g) Meel aadid.
6
(f.mg) Is q.: arrin iwm oo lagu kici lahaa ka harid.
7
(f.mg) Laba qof ama ka badan iska hor imaasho.
8
(f.mg) Is q.: laf jabtay xiriirsamid.
Is-rogga falkan

-btay, -batay