Kuud kor u dheer oo dusha iftiin ku leh oo xeebaha badaha lagu sameeyo si gaadiidka badaha loogu hago marsooyinka.
2
(dii.) Qudbiga masaajidka ee laga addimo. ld minaarad.
Wadarta Magacan
-do, m.l
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Munnaarad-da)
1. Kuud dheer oo dushiisa kore habeenkii, iftiin xoog leh laga daaro, oo waxa badda mara habawga ka ilaaliya, goomaha iyo meelaha cabsida ahna u sheega oo uga diga.