Qaamuusle LogoQaamuusle

munaafaq

Magac lab
1
Qof hadalka uu sheego iyo falka uu samaynayaa is-khilaafsanyihiin.
2
(dii.) Qof sheegta inuu diinta Islaamka rumaysanyahay laakiin aan aaminsanayn.
Wadarta Magacan

-qyo/-fiqiin, m.dh