Qaamuusle LogoQaamuusle

khamiis

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

khamiis1
Magac lab
Dhar tolan oo ilaa canqowyada jooga, gacmo dheerna leh oo raggu gashadaan. ld qamiis.
Wadarta Magacan

-syo, m.dh

khamiis2
Magac dheddig
Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo arbacada iyo jimcaha u dhexeysa.
Wadarta Magacan

-so, m.l