Qaamuusle LogoQaamuusle

caanaddiid

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

caanaddiid1
Magac lab
1
C. ah: waqtiga barwaaqada qofka caanaha dhami kari waayay, markay ku keliyaysteen.
2
la midka ah (ld):
caanadiidid
caanaddiid2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Waqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.
Is-rogga falkan

-day, -dday