Qaamuusle LogoQaamuusle

caalwaa

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

caalwaa1
Magac lab
1
Karti iyo xoog uu wax ku qabto la'.
2
la midka ah (ld):
caalwaayid
caalwaa2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Tabar iyo awood arrin wax lagaga qabto waayid.
Is-rogga falkan

-aayay, -ayday; -aayi