caanaddiiq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
caanaddiiq1
Magac labDad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).
caanaddiiq2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aadDad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.
Is-rogga falkan
-qay, -qday