riixgub
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
riixgub1
Magac labCalaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid.
riixgub2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay