Qaamuusle LogoQaamuusle

magudbe

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

magudbe1
Magac lab
Qof imtixaan ku dhacay.
Wadarta Magacan

-bayaal, m.l/dh

magudbe2
Magac labNaxwe
Fal aan lahayn layeele.
Wadarta Magacan

-bayaal, m.l/dh