Qaamuusle LogoQaamuusle

dhufsane yaraha ay wadaagaan

Magac labXisaab
Dhufsanayaasha ay wadaagaan laba ama dhawr tiro midka ugu yar waxa la yiraahdaa dhufsane yaraha ay wadaagaan tirooyinkaas. Waxa loo soo gaabiyaa dh.y.w.
Wadarta Magacan

-nayaal ..., m.l/dh