dhufaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhufaan1
Magac lab1
(-nno, m.dh) Dh. ah: neef xoolo ah la xiniinya baxshay.
2
la midka ah (ld):
dhufaanid
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
dhufaan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNeef xoolo ah xiniinya bixin.
Is-rogga falkan
-nay, -ntay