Qaamuusle LogoQaamuusle

lun

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

lun1
Magac lab
1
Meel dhoobo qoyan oo jilicsan leh oo marka cagta la saaro hoos ula degta.
2
(- uman, m.l) God marka beeraha la abuurayo miraha lagu duugo.
3
God hoos u dheer.
4
L. ah: dhar duug ahoo diindiimaya.
lun2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax dhumay noqosho.
Is-rogga falkan

-umay, -untay; -umi