Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
awlal
Magac lab
1
Feeraha iyo hilibka saaran.
2
Iskujirka malabka iyo xabagbta shinnida.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: awlaad
Magac dheddig
2: awlaadsasho
Magac faleed dheddig
3: awlaadsi
Magac lab
4: awlaadso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
5: awlax
Magac lab
6: awlee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
7: awleyn
Magac faleed dheddig
8: awliyo
Magac dheddig wadar