Qaamuusle LogoQaamuusle

awoowe

Magac lab
1
Aabbaha aabbihiis ama hooyada aabbaheed.
2
u.j: awoowow!
3
u.j: wiilka aan awoowaha u ahayow!; gabadha aan awoowaha u ahayey! ld awow.
Wadarta Magacan

-wayaal, m.l/dh