dibaaxis
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dibaaxis1
Magac labla midka ah (ld):
dubaaxin
dibaaxis2
Magac dheddigCilmiga-naflaydKala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la' ee mara dheefmareenka, kuwaa oo suurtoggeliya socodka cuntada. Waxaana keena uururka muruqyada wareegsan ee gidaarka calool yarada. ld dubaaxis².