xalxal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xalxal1
Magac labBarbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.
xalxal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay