Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xalaal
Magac dheddig
Wax shareecadu bannaysay oo lagu dhaqmi karo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xal
Magac lab
2: xalaalayn
Magac faleed dheddig
3: xalaalays
Magac lab
4: xalaalaysad
Magac lab
5: xalaalaysasho
Magac faleed dheddig
6: xalaalayso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
7: xalaalee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: xalaalquute
Magac lab