Qaamuusle LogoQaamuusle

hayaamiso

Magac dheddig
1
Xasharad xareedeeyaha u eg, duusha, oo la aaminsanyahay in ay cudur siddo.
2
la midka ah (ld):
hayoomiso, huyuumiso
Cudur hindhiso iyo illin badan leh oo laga qaado hayaamisada iwm; hinjibiso
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l