Qaamuusle LogoQaamuusle

hayaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hayaan1
Magac lab
1
Dhawr geeddi, aan kala go'lahayn, oo meel fog loogu guuro.
2
H. ah: dad iyo xoolo guuraya oo meel fog u socda.
hayaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhawr geeddi oo aan kala go' lahayn meel fog ugu guurid.
Is-rogga falkan

-aamay, -aantay; -aami