Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
hayaami
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Meel fog oo roob ka da'ay xoolo u rarid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hay
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
2: hay'ad
Magac faleed dheddig
3: hayaamid
Magac faleed dheddig
4: hayaamin
Magac faleed dheddig
5: hayaamiso
Magac dheddig
6: hayaan
Magac lab
7: hayaay
Magac dheddig
8: hayaayad
Magac dheddig