shabeel
Magac lab
1
Dugaag ku nool Afrika, Aasiya iyo meelo kale, leh midab cawl ah oo baro baro madow ku dhex jiraan, dhulka dhirtu ku badantahayna jooga oo geedaha fuula; xoolaha iyo ugaartana aad u laaya, dadkana cuna.
2
Libaax badeed qallafsan oo oogada baro ku leh.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh