shabshable
Magac lab
1
Geed-nagaar leh caleemo iyo ubax yaryar, aan qodax lahayn oo wax lagu daaweeyo.
2
Hab ceel biyo looga soo saaro oo laba nin si dhaqso badan wadaanta u soo bixiyaan.
3
Cayaar kuwa hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ka mid ah oo leh jiib iyo jaan, ragga iyo dumarkuna wada dheelaan.