Qaamuusle LogoQaamuusle

filgin

Magac lab
1
Qori xooggan oo afka loo dhuubo si wax loogu qodo.
2
Guntin ay wax ku guntadaan haweenka oo ah dacal hoosaadka googaradda. ld filgan¹.
Wadarta Magacan

-immo, m.dh