Qaamuusle LogoQaamuusle

dulsaar

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dulsaar1
Magac lab
1
Faa'iido laga helo lacag bangi la dhigtay.
2
Lacag dheeraad ah oo laga qaato lacag cid la amahiyey.
3
D. ah: qof ka shaqeeya hay'adda uu ka tirsanyahay mid aan ahayn.
4
D. ah: cid ciddii mas'uuliyaddu ka saarrayd aan ahayn la nool.
5
la midka ah (ld):
dulsaarid
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

dulsaar2
Magac dheddig
Ood weyn oo godaha laga keymamiyo.
dulsaar3
Fal gudbe ama laba-gudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.lg) Ood weyn oo oodafada ka kormarid.
2
(f.g) Lacag la amaahday faa'iido dheeraad ah ku kordhin.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay