Qaamuusle LogoQaamuusle

dulmar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dulmar1
Magac lab
Hadal si kooban loo sheego.
dulmar2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax dardarid.
2
(f.mg) Hadal si kooban u sheegid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay