mąag
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mąag1
Magac lab1
Xad, xuduud.
2
la midka ah (ld):
mąagid
Wadarta Magacan
-gag, m.l
mag2
Magac dheddigDiyo.
Wadarta Magacan
-go, m.l
mąag3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax cabsi dartii uga dheeraansho.
mag4
Fal gudbe, isrogrogga 1aadKhasaaro cid loo geystay qiimaheeda bixin. 2. Diyo bixin.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay