baqtijiid
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baqtijiid1
Magac labQof saqajaan ah oo aan waxba ka xishoon. ld bakhtijiid¹.
baqtijiid2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof si dhaqanka iyo anshaxa ka baxsan u dilid. ld bakhtijiid².
Is-rogga falkan
-day, -dday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-day, -dday