Qaamuusle LogoQaamuusle

is afgaranwaa

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

is-afgaranwaa1
Magac lab
Is fahmid la'aan.
is-afgaranwaa2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Laba qof ama ka badan is famhi waayid.
Is-rogga falkan

-aayay, -aayday