Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
is arag
Magac lab
1
Kulan laba qof ama ka badan dhex mara.
2
Tartan dhex mara laba kooxood.
Wadarta Magacan
-gyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: is-afdhaaf
Magac lab
2: is-afdhaafid
Magac faleed dheddig
3: is-afgaranwaa
Magac lab
4: is-afgaranwaayid
Magac faleed dheddig
5: is-dhimid
Magac faleed dheddig
6: is-hambarraaci
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: is-hambarraacin
Magac faleed dheddig
8: is-hambarraacis
Magac lab