is afdhaaf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
is-afdhaaf1
Magac labHadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara.
is-afdhaaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHadal dagaal ku jiro laba qof ama ka badan dhex marid.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fay, -ftay