Qaamuusle LogoQaamuusle

qarrir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qarrir1
Magac lab
Dillaac uu yeesho derbi, weel, dhul iwm. ld qarrer¹, qarririd.
qarrir2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax qiimahooda, wakhtigooda, tiradooda iwm xaddidid.
2
(f.mg) ld qarrer. Dhul, dhar iwm dillaacid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay