baq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baq1
Magac lab1
Caano xumaaday oo aan la dhammi karin.
2
la midka ah (ld):
biqid
baq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax xumaaday oo aan la dhami karin noqosho (caano).
2
Baqdin dareemid.
3
Ka b.: sharci, qawaaniin iwm wax khilaafsan faliddiisa ka digtoonaan si looga baxsado ciqaabta ay jebintiisu leedahay.
Is-rogga falkan
-qay, -qday; -biqi