Qaamuusle LogoQaamuusle

dhuux

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhuux1
Magac lab
1
Sooh baruurta u eg oo xididdo yaryari ku safanyihiin oo lafaha dheerdheer ku dhex jira oogada nafley.
2
Lafta geedaha walax yar oo jilicsan oo ku dhex jira.
3
Togga calooshiisa biyuhu maraan.
dhuux2
Magac labCilmiga-naflayd
Nudo jilicsan oo ku yaallo moqorka dhexe iyo meelaha bannaan ee gudaha lafta. Markay dhashaan iyo markay yaryihiin xayawaanku dhuuxa lafahooda oo dhami waxa uu sameeyaa unugyada dhiigga.
dhuux3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Laf, dhuux kala bixid.
2
Hadal ama arrin aad u fahmid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday