qareen
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qareen1
Magac lab1
Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto.
2
Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
qareen2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
U q.: gar-yaqaan cid u doodid.
2
U q.: cid u danaanin.
Is-rogga falkan
-eemay, -eentay; -eemi