kacaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kacaan1
Magac lab1
Isbeddel hawada gala oo keena kuleyl iyo daruuro badan oo muujinaya saadaal roob.
2
Isbeddel siyaaso, dhaqaale iyo bulsho oo qaran gudihiisa ku dhaca; tawrad.
3
Hiyikaca ku dhaca qof safar raba inuu galo.
4
la midka ah (ld):
kacaamid
kacaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Hiyi kicid.
2
Hawo isbeddelid.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami