Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kacaamee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid kacaan ka dhigid.
2
Wax cusbooneysiin. ld kacaami.
Is-rogga falkan
-meeyay, -maysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kac
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: kacaamayn
Magac faleed dheddig
3: kacaami
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: kacaamid
Magac faleed dheddig
5: kacaamin
Magac dheddig
6: kacaan
Magac lab
7: kacaanad
Magac dheddig khabar
8: kacaandiid
Magac lab