Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kac
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Istaagid, joogsasho, sarakicid. khasaarid.
2
Maalbeelid,
3
Roob da'ayey qaadid.
4
U k.: tegid, aadid.
5
Ula k.: kas u yeelid; maagid.
6
Ku k.: yeelid, samayn.
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -kici
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kacaamayn
Magac faleed dheddig
2: kacaamee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: kacaami
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: kacaamid
Magac faleed dheddig
5: kacaamin
Magac dheddig
6: kacaan
Magac lab
7: kacaanad
Magac dheddig khabar
8: kacaandiid
Magac lab