habac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
habac1
Magac dheddig1
Daal iyo kala daadsanaan wax ku yimaad.
2
Dhereg.
3
Biyo ceel ama weel ku raagey.
habac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Daal iyo kala daadsanaan la kulmid.
2
Wax ka dhergid.
3
Weel biyo sii deyn.
Is-rogga falkan
-bcay, -bacday; -bci