Qaamuusle LogoQaamuusle

hab

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hab1
Magac lab
1
Sida wax loo qabto ama loo sameeyo.
2
Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo.
3
la midka ah (ld):
habid
Wadarta Magacan

-bab, m.l

hab2
Magac labNaxwe
Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.
Wadarta Magacan

-bab, m.l

hab3
Magac dheddig
Habsiin.
hab4
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Ilmo dhashay caano ama biyo ku qabasho.
2
(f.mg) Weel, hoore dhibic-dhibic u sii dayn.
Is-rogga falkan

-bay, -btay